Sidee lagu gartaa gabadha ku jecel iyo astamaheeda

 


Sidee lagu gartaa gabadha ku jecel iyo astamaheeda
 

Ma ku wareertay sidaad ku ogaan lahayd inay ku jeceshahay iyo inkale? Kaligaa ma ahan ragg badan ayaa kula qaba dhibtaas waayo way adagtahay dumarka in la akhriyo.

 

Hadaba waxaan halkaan kuugu ku haynaa 18 calaamadood oo lagu garto gabadha ku jecel ee kuu sheegan karin.

 

 

• Marka aad meelo kale eegayso iyada adiga ayay kugu maqantahay markaa soo eegtana wey kaasii jeedsanaysa iyadoo dhoola-caddeynaysa, taas macnaheedu waa inay aad kaaga heshay laakiin ay kaa xishoonayso. Kaliya waxa loo bahan yahy markaas inaad dhahdo,dhoola cadayntaadu wa icajabisey

 

• Waxay ku dedaashaa marwalba inay ku farxad geliso. Way kuu dhoola-cadeysaa, waxay kuu soo dirtaa sawirro “selfies” ah.iyo emojis kahelitaan ah, halkaas inta badan ragga indheer garadka ah horeybey ka fahmaan

 

• Way ku canjishaa, waxay isticmaashaa erayada aad badanaa adeegsato, waxay adeegsataa halku-dhegyadaada mararka qaar iyadoo ku maadsanaysa, tani waa calaamad muujinaysaa inaad si dhab ah u soo jiidatay. Haday ki canjisho hamoodin xumaan.

 

• Ma illowdo wax kasta oo aad ku tiraahdo ama aad u sheegto sababtoo ah si fiican ayay kuu dhageysataa. Waxay isku daydaa inay ka shactiraysato ama kugula kaftanto arrimo aad u sheegtay sido kale ay marwalba ku aragto.ku sheegta inaad sifican ulabisan tahay waqtigaas iyo net ka heshay sacad ama wax uun aad wadatey.

 

• Mar walbo aad u sheekaynayso wey dhoola caddeynaysaa ama qosol yar ayeyna muujinaysaa.hadalkana kuma caajisto taasina waa cadayn waqtigey doonto ayay kula hadlaysaa ma dhibsaneyso marno noocu ahaadaba.

 

• Kaftankaaga ayay jeceshahay markastana way ku qososhaa.adiga ayayna kaa raadisaa xog dheraada iyo mowduucyadaa ku fican tahy.

 

• Haddii ay kula murugooto marka aad murugeysan tahay,wey ku jeceshahay.ilaasho walbi si gaara u eego markaas weyan marka qofka kala ogaan karto.

 

• Khaladaadka yar-yar ee kediska ah wax aanan dhicin ayey ka soo qaaddaa tusaale biyo cabitaan hadi lama filaan ugu daadiso waxba kama soo qaaddo balse saaxiibted ama walaalked ka yar oo la socdaan haddii ay sidaas yeelaan way ku qeylinaysaa.adiga kama xanaaqdo waxwalba samee ilaa ay kaa helayso adiga.waa dulqadaneysaa.

 

• Marwalba sheekadaada ayey jeceshahay waana sababta maalin walba baraha bulshada ay kaala soo hadleyso.adiga kuma siiso jaanis aad fariin ugu soodirto,teeda ayaa taal marwalba.

 

• Waxay Iskudaydaa inee si sarbeeb ah kuu fahamsiiso nolosha Inay Kali ku tahay oo xilligaas wax xiriir ah aysan laheyn sidoo kale waxay kaa baar-baartaa inaa gabar saaxiib la tahay.aysana wali ku wanacsaneyn saxiibtinimada gabdhaha kaliya hadey ku qanacsan tahy xataa.

 

• Waxay kaaga xishootaa si xad dhaaf ah oo aysan dadka kale uga xishoon. Sigaarey kaaga haybaysataa hadii waxkaga bahato ayadoo afka gacanta saareysay ku dhahdaa abowe waxaas may samayn kartaa.

 

 

• Lacag kuma weydiiso wax dan ahna kama lahan lacagta ku soo gasha.kumana waydiiso dakhligaga inta uu le egyahy marka horoo dhan.

 

• Way ku yaqaaniin asxaabteedu. Gabdhaha saaxiibada ah wax walbo ayay isku sheegtaan, waxay doonaysaa inay ogaato sida gabdhaha asxaabteeda ah ay u arkaan ninka ay ka heshay.

 

• Haddii ay jeceshahay in ay wax ka ogaato qaabka aad dadka ula dhaqanto, ogoow wey ku Jeceshahay.waayo adiga ayay rabtaa iney kula dhaqanto sidaa darteed  dadka laso dhaqmi jirtay bay ogaaneysaa.

 

• Xasilooni ma hesho maalinta muuqaaga Iyo maqal-kaaga ay weyso sida goobaha aad fariisato, goobaha waxbarashada, baraha bulshada iyo meelaha la midka ah.

 

• Marwalba waxay kuusoo dirtaa calaamado jaceyl sida sawiro jaceyl ah ama qisooyin jaceyl.

 

• Haddii ay mar walba mowduuc keento, si ay kuula Sheekeysato oo kaliya, ogoow inay ku jeceshahay.gabdhaas inaad fahantaana way fududahay .

• Adiga ayay isku daydaa iney kusheekayso oo inta badan kuma siiso hadalka.

Comments