Dhibaa tada ay qabyaaladu leedahy.
Marka kowaad horta waxaan kala saaraynaa " qabiil"
iyo qabyaala.
Qabiilku ceeb maaha oo ilaa haybaa dadkiisa ugu doory inay
iskula gartaan
Isku xiriiriyaan is waxaa uuna hoos tagaa
Ehel iyo qaraabo wax dhiba na malaha inaa qabiikaaga
sheegato ama lagugu aqoon sado,ilaahy swt baa quraan kiisa inoo kushee gay.
Waxaa se nasiib daraa inay dadkeena
Soo maaliyeed u is ticmaaleen,
Dhinacii xumaa ee qabyaalada ,
Taas oo aad moodo in Mar marka danbaysa ay sii kor dhayso
marqa goosa ,
Bartamihii qarnigii tagy ee 20nad dadka
Soomaliyeed waxa ay u ekaayeen duul
Ka imaa nayo aragtidii ku salays nayd
Jahligii dhacaa qab yaaladii waxaa ayna
Ujahaysa te dhanka tacliinta haday noqo
to mid maadi iyo haday noqoto mida diin,
Waxa ayna ka soo dhax muu qatay dad
Yowgii ladagaanaa keeska Africa
Dhan dowladeed iyo dhan aqooneedba
Balse nasiib daro dhamaadkii qanigii tagy, waxaa ay hal Mar
isku badaleen kuwo halka ay kayimadeen dib ugu laab
Ta waxa ayna isku qasheen sidii duul
Aan Dan wadaag wada dhalshi iyo arxan
Diin mid na ka dhaxayn wana gaareen
Halkin abid ugu xumayd,"90maadkii"
Taas oo wali aan loo hayn wax xal ah
Oolataaban karo run ahaantii.
Baraha bushada iyo saamyn toodada
(Social media influence effect )
Social media runtii waa mindii laba af
Leh wanaagiisa iyo faa ii dadiisa wata,
Sharkiisa iyo xumaantiisa wata,
Soomaalida iyo dhan ka ay ka raacday,
Run ahaantìi waxaa jira dad aad ufara badan oo somali ah oo
la oron karo waa
Ay ka faa iidaysteen hady noqon lahyd
Dhan wax barsho oo nooc walbo leh
Iyo haday noqon lahayd dhan dhaqaale,
(Make money from social media)
lkn dadkeenu waxa uu badan yahay dhalin dhala tay bur Burkii
kadib waxay
Kusoo Koreen ku caqli sadeen rer hebel
Waa cadowgiina koowaad waxba inii ma ogola iwm,
Waxa ayna usa hasha aalada laba af lahaa ee Social
media inay waxii ayku so
Korean laga soo dhaa dhicii yay ay isugu
Gud biyaan si fudud sahlan,
Mar ba marka ay ka Dan baysana waxaa
Muuqda runtii inay kasii khalda fah mayaan marka aad fiiriso
halka ya ka tagan yihiin buun -buunin colaadeed isku dirka qa baailka iwm.
Tala ahaan waxa aan soo jeedin lahaa
Dhalinta soomaliyeed saddex qodab
1. Waxa aa tihiin xooga iyo masakaxda dalkeena hooyo, dal
walbana waxaa uu kudhaataa dhalintiis oo hor Mar gaarsiisa haynaan maanta
dalkeena ukicin iska dhaafin qabyaala waxaa aad noqonaysaan dal wixii arkaa ay
hawystaan, qabyaaladina wax ay inoo soo kodhinayso majirto, wa tuulahaa abwaan
kii wayn e soomaliyeed Maxamed suldaan (tima cade)
ninka duday dastuurkiyo waxyiga diinta kacaraaby,
dugsi maleh qabyaaladi
waxy dumiso mooyee.
2. Ina dalkiina aad aamintaaan adunkuna aad uqotaantiirka
dhexe ee aynu isku daagno
3. In aan iska dhaafno dhaqamda cunsuriyada iyo iskala sooca
waxaa tihiin dad hal midab hal dhaqan iyo hal diin wadaago, ee bahalo ha isku
noqo nina.
Iskaadaa qabiile,
Qaran keena oo idil,
Qol yaraan uhaystaa *AHUN abwaan Maxamed xaashi
dhamac(gaariye
[ ] mr maxamed khadar shire
Comments
Post a Comment